Taliyaha cusub ee ciidanka ilaalada Villa Somalia oo xilka la wareegay (Daawo Sawirro)

Taliyaha iyo abaanduulaha cusub ee ururka 60aad ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya G/lle Odowaa Yuusuf Raage iyo Dayax Cabdi Cabdulle ayaa maanta la wareegay Xilka ka dib markii dhawaan xilka laga qaaday Taliyihii ciidamada Madaxtooyadda Gen. Axmed Maxamed Cali (Afcadeey) Saraakiisha cusub ee ciidamada Madaxtooyadda oo ah rag dhalinyaro ah, ka dib markii taliyaha ciidamada Xoogga … Continue reading Taliyaha cusub ee ciidanka ilaalada Villa Somalia oo xilka la wareegay (Daawo Sawirro)